(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo dhawaanahaan uu ku sugnaa ayaa galabta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ay safarkiisa ku wehliyaan wasiirro, xildhibaanno, saraakiil ciidan, mas’uuliyiin kale iyo howl-wadeenno badan … Continue reading (Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Gaalkacyo